Xukuumada Somaliland oo Mar Kale Mawqifkii Ugu Adkaa ka Qaadatay Xayiraada Universal,Iyo Denbiyo Hor leh oo lagu soo Oogay Ka DAAWO QURBEJOOG.COM
Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelintu Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Maanta Warbaahinta la hadlay ayaa ka Waramay arrimo door ah oo ay ka Mid Yihiin Xayiraadii ay Xukuumada Somaliland ku Soo Rogtay Telefishanka Universal,Hawlgalada Samaynta Wadooyinka iyo Qodobo kale.
Hargaysa SDN.
Somalidiasporanews.com