Wasiirada Waxbarashada oo Tilmaan ka Bixisay Nidaamka ay rabaan inay ku Tayo geliyaan Waxbarashada Somaliland {DHAGAYSO}
Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa Faahfaahin ka Bixisay Kulan dib loogu Eegayo Nidaamka Wasaarada Waxbarashadu ay u shaqayso Isla Markaana lagu Naaqishi doono Wixii u qabsoomay iyo arrimaha aan u Hirgelin .
Kulankan oo Socon doona Mudo Laba Cisho ah ayaa Wasiirka Waxbarashadu Waxay Tilmaan ka Bixisay Qaabka ay rabaan inay ku Tayo geliyaan Waxbarashada dalka.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalkii Wasiirada Waxbarashada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SamSam24.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com