Magaalo Cusub oo Madaxweyne ku Xigeenku Xadhiga ka Jaray Ka DAAWO QURBEJOOG.COM
Hargaysa 23.Feb 2014 (SDN)- Madaxwayne ku xigeen ka Jamuuriyada Somaliland mudane cabdiraxmaan c/laahi Ismaaciil, (Saylici). Oo ay Weheliyaan Wasiirka Dibu Dejinta,Maayarka Caasimada Hargaysa,Madax dhaqameedyo iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta ka qayb galay xaflad loo qabtay furitaanka magaalo cusub ee la dejiyay dadkii Baraka-cayaasha ah taas oo ku talaa duleedka koonfurta xaafada Maxamed Mooge magaaladaas oo loogu magac daray Xaaji Cumar Digaale.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com