Boobe Yuusuf Ducaale oo Madaxweyne Siilaanyo Xasuusiyay ka Dhabaynta Hadalkiisii ahaa “Waxaan ahay Hogaamiye ka Soo Hor jeeda Mudo Kordhin,Maalina yaan la iigu darin Marka Xilkaygu Dhamaado” {DHAGAYSO}
Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Wasiirkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Mudane Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Sheegay in Shacabka Somaliland aanay u dul qaadan doonin Muran danbe oo ka dhex Unkama Golayaasha Sharci dejinta .
Mujaahid Boobe Waxaa kale oo uu ka Hadlay Mudo kordhin Maalmahanba la isla dhex marayay oo sheegayay in Madaxweyne Siilaanyo uu dalbanayo Mudo Kordhin Maadaama lagu Jiro Sannadkii u danbeeyay ee Mudada Xil hayntiisa isla markaana la rabo inuu qabto doorasho Marka la Gaadho Sannadka Danbe ee 2015 .
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Boobe Yuusuf Ducaale
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Boobe22Feb.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com