Wasiirka Duulista iyo Hawadu Muxuu ku Macneeyay Dhismaha Cusub ee Run Wayga {DHAGAYSO}
Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda duulista hawada Md Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshaha balaadhinata madaarka kaasoo bilaaban doona bilowga bisha soo socota ee March socona doona muddo lix bilood ah.
Md maxamuud xaashi cabdi waxa uu sheegay in Somaliland ay beesha caalamka weydiisato waxqabad, dhaqaalahana ay gacanta ku hayaan dalalka deeqaha bixiya, waxqabadka wasaaraduna uu keenay in garoonka caasimaddu uu wakhti kooban ku gaadhay Category 7 halkii uu mudo sadex sano ah ka hor ahaa category TWO.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalkii Wasiirka Duulista
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirXaashi16(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com