|

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Qirtay inuu Gurigiisa ku Shiriyo Xildhibaanada Xukuumadu Mooshinada u Soo Dhiibtay {DHAGAYSO}

Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray wejigii labaad ee dib u casriyaynta iyo balaadhinta  Madaarka caasimadda Somaliland ee Egal Intranational Airport.

37316Madaxweyne ku xigeenka JSL Md cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici oo hadal kooban ka jeediyey munaasabadda uu xadhiga kaga jarayey wejiga labaad ee balaadhinta madaarka caasimadda ayaa muujiyey sida isaga iyo madaxweynaha Somaliland ugu faraxsan yihiin horumarka ka muuqda madaarada dalka gaar ahaan Egal intranational Airport.

Guji Kobtan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalkii Madaxweyne Xigeenka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Saylicimadar(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed