Sawir Gacmeedka Todobaadkii Tegay Hab beelaysiga ku Sii Xoogaysanaya Nidaamka S.land iyo Amiin Caamir
Hargaysa 13.Feb 2014 (SDN)- Mu’alifka Sawir Gacmeedyada ee Amiin Caamir ayaa Soo Saaray Sawir Gacmeed Ku Fadhiya Hanaanka Somaliland ay Taladeeda iyo Siyaasadeeduba ku Fadhiyaan Isagoo is Dul taagay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamud Aadan iyo Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Waxa uu Sawir Yahanku Cabirayaa Hab Beelaysiga ku Soo Xoogaysanaya Nidaamka Dawladnimo ee Somaliland.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com