|

DAAWO:Dood ka baxday Somali Channel oo Khaatumo ugu quus goysay Puntland

London Feb 08,2014(SDN)-Dood kulul oo uu soo bandhigay TV-ga Somali Channel oo dhex martay maamulada Khaatumo iyo Puntland ayaa waxa looga dooday siyaasadaha isku mutaxan ee labada dhan.

Khaatumo oo dooda waxa uga qeybgalay guddoomiyaha Jaaliyada Khaatumo ee dalka UK Md Ibraahim Cali Nuur halka Puntland uu dooda ku metelayay Dr Cabdiqani Axmed Faarax.

HALKAN HOOSE KA DAAWO DOODA

Comments are closed