|

Guddomiyaha jalliyada Somaliland ee dalka ugandha oo hanbalyey hogaanka cusub ee ururka ardaya Sland dalka ugandha +kana hadlayey qodobo dhowr ah siyaasiya

 

(SDNKampal)  Guddomiyaha  jalliyada Somaliland ee  dalka ugandha Md abdi risaaq Mohamed daaud  cigaal oo maaanta saxafada Somaliland ee dalka ugandha iskugu yeedhay ayaa waxa uu ka hadlay xaalada guud ee jalliyada Somaliland ee dalka ugandha iyo arimo siyaasi ah dhanka kalana hanbayeyey hogaanka cusub ee ay doorteen ururka ardayda Somaliland ee dalka ugaandha oo midayan doonta dalada guud  ee ururuka ardayda Somaliland ee dalka ugandha.

 

Waxaanu hadalkiisa ku bilaabay  maanta aniga iskugu kiin yeedhay saxafada sharafta leh reer Somaliland oon leeyahay waad ku mahad santiihiin sidaad heeganka noogu tihiin had iyo gooraale waanad ku mahad san tihiin ,maanta waxaan doonay inana ka hadlo qoodbo dhowr ah oo uu horeeyo inana halkan uga  diro hanbalyo hogaanka guud ee ay doorteen ururka ardaydu oo aan leeyhy dhmaan tiiin ilhy xilka dhabarka laydin saaray haydinku asturo,xilku haduu wayn yahay iyo haduu yar yahay waa xil iyo masuuliyad aad uu haysan dhmaan uruurka ardayda ka guddomiye ahaan waan soo dhaweynaya waxaan iidn leeyhy hanbalyo gaar ahaan gudomiyah acusub ee ay doorteen ardayadu gudomiye  farxaan .

Intaa kadib waxa uu guddomiyaha  jaliayada Somaliland Md abdi risaaq Mohamed aduud waxa uu ka hadlay arimo badan waxaana hadalkiis aka mid ahaa marka hore waxaan salaamay dhmaan umada Somaliland meel kasto ay dalka ka joogan oon leeyhy kuwa gulaysta ilhya hyanaga yeelo,waxa kale oo baryahan jiray in musharaxaiinta sida Jamaal ali xusein iyo xisbiyada mucaaridka ah in loo diidayye inay uu kala gooshan gobolada Somaliland iyo xafiisyadooda iyo tageerayashooda gobolada kala jooga waxaan taa ku dhaliilaya xukuumada oo aan leeyhy xaq uma lihidin inaad sharcina maha inaad uu diidan xisbiyada inay aadan gobolada Somaliland waana arin inagu ah ceeb iyo dimuqraadiyadii meel laga dhacay,waxaana aan aad uu dhaliilaya arinki uu danbeyey ee ay reer burco jawaab mihiim ah ka bixiyeen waxan leeyahy jamaal ali xusein waa nin aqoon yhn ah baritana doonaya inuu madax ka noqdo waliba uga yimid dalkiisa sidi uu horumarin laha lacag iyo shaqo aan la soo koobi Karin uga tanaasulay sidi uu dalkiisa uu horumarin laha ugana qayb qaadan laha sidi uu  uga qayb qaadan laha dhsimaha horumarka  marka in la yidha maha waa laga hor istaagay dalkiisa waliba la yidha vise waa inaad uu kala qaadata gobolada dalka waan mid inagu ceeb ah sida runtiiya ,dhanka kale waxaan Iyana leeyhy  waxa ay xukumaadu qabato ee horumar ah  waanu tageerayna waxa wanaag ay umada uu qabanayso waxa  ku qaladkaana waa inaynu uu sheegna waayo waynu uu nastaxaynayana yaan la odhan hadii wax ay saxayno maha micnaheedu  inaynu  duminayno qarankeeni,waxa uu gudomiyaha jaliayadu hadalkiisa ku soo afmeeray qarankana waynu wada ilaashnayna oo kawda tashanyan waana waxaynu ku soo nabad iyo caano maalnay .

 

Telephone +256791547085 kala xidhiidh guddomiyaha jaliyadda dalka ugandha

 

Md abdi risaaq Mohamed daauud cigaal

 

Warqabadka SDNnews  xafiiska ugandha kampala

 

+256791661106

 

khadarbitijoor@hotmail.com

Comments are closed