“Laba Mid uunbaa Beri dhici doonta in amba Sidii la Sheegayay in raga qaar la arko Sankooda oo Caano ka dareerayaan halka kuwa kalena….” Boobe Yuusuf Ducaale {DHAGAYSO}
Hargaysa 07.Feb 2014 (SDN) Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay Gocashada Xukuumadu ku Qoonsatay Xeer hoosaadkii Golaha Wakiilada,Waxaanu sheegay inaan laga Yeelayn Xukuumada Maanta Jirta inay u holato Sidii ay Faro gelin ugu samayn lahayd Golaha Wakiilada .
Boobe Yuusuf Ducaale Waxa uu ku dooday in Golaha Wakiiladu aanu Xaq u lahayn inuu Xeer hoosaadka Xukuumada uu ka hadlo taas badalkeedana aanay Dawladu Sharci u lahayn inay Xeer hoosaadka aqalka Wakiilada aanu hadal uga banaanayn.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Boobe Yuusuf
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BoobeJ07.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com