Wasiirka Ganacsiga iyo Maareeyaha Dekeda Berbera oo u baxay Dalal African ah iyo Qadiyada Shirkada Balore ka DAAWO QURBEJOOG.COM
Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Ganasciga Somaliland imagesMaxamed C/laahi Cumar iyo Maareeyaha Dekedda Berbera Eng: Cali Xoor xoor ayaa manta ka dhoofay madaarka Hargeysa, waxaanay safarkooda ku sheegeen mid ku waajahan dhawr Dal oo Afrika ah.
Labada Masuul oo duhurkii ka dhoofay madaarka Hargeysa ayaa xusay inĀ safarkoodu yahay sidii ay usii ambaqaadi lahaayeen wadahadaladii u socday shirkadda Faransiiska ah ee Balore ee doonaysa Dekedda Berbera in ay maal-gelin ku samayso isla markaana ugu Kuurgali lahaayeen Qaabka ay Shirkadaasi u Maamusho Dekedaha ay gacanta ku hayaan.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com