“Daraasad Baanka Adduunku Sameeyay ayaa lagu Ogaaday in 72% ay Raga Somaliland Bilaa Camal Yihiin “ Wasiirka Qorshaynta {DHAGAYSO}
Hargaysa 01.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Qorshaynta Qaranka ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka dayriyay heerka Shaqo la’aanta Raga Somaliland.
Wasiirku Waxa uu Xusay in Daraasad ay soo saarteen Baanka Adduunku ay ku ogaadeen in raga Somaliland ee aan Wax shaqo ah qaban ay Dhan yihiin 72%,Isagoo hadalkan ka sheegay mar uu maanta Warbixin siinayay Golaha Guurtida ee Somaliland.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Warbixinta Wasiirka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SacadWasiir01.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com