|

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland oo Ka Hadlay Qorshayaal Hor leh Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa maanta ka Hadlay Qorshe ku wajahan Bilicda Caasimada Hargaysa iyo Magaalooyinka Waaweyn ee dalka iyadoo Hawl galo Dhir beeris ah oo ay ka samaynayaan Magaalooyinka dalka .

Wasiirka Arrimaha Guduhu Waxa uu Sheegay in Maayarka Magaalada Addis abab uu ugu Deeqay dhir gaadhaysa Laba Boqol oo Kun oo Geed.

Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com

Comments are closed