|

Ma Cadaaladbaa? Ka Bogo Beelaha ay ka soo jeedaan Gollaha Wasiirada Puntland ee uu magacaabay Cabdiweli Gaas

Garoowe Jan 29,2014(SDN)-Madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiwweli Gaas ayaa shalay soo bandhigay golahiisa wasiirada,hadaba gollahan oo tiradiisu tahay 47 xubnood ayaa la isweydiinayaa in loo qeybiyay hab cadaalad ku saleysan., ka bogo oo adigu isu jaawaab.

1-Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dhulbahante
2-Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose Dhulbahante,
3-Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda Amniga Ciise Maxamuud
4-Shire Xaaji Faarax Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cali Saleebaan,Majeerteen
5-Sahra Siciid Nuur Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo DimuqraadiyaddaWabeeneye, Majeeteen 
6-Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah Warsangali
7-Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda Xannanada xoolaha Warsangali
8-Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada  Cumar Maxamuud,Majeerteen 
9-Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka Cismaan Maxamuud,Majeerteen 
10-Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Leelkase,
11-Xasan Xaaji Siciid Xasan Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada Cismaan Maxamuud, Majeerteen 
12-Cabdullaahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Dishiishe
13-Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska Siwaaqroon, Majerrteen 
14-Abdinuur Cilmi Maxamuud Biindhe Wasiirka kaluumeysiga iyo khayraadka Dhulbahante
15-Guuleed Saalax Barre Wasiirka Deegaanka,dalxiiska iyo Duurjoogta Ciise Maxamuud, Majeerteen 
16-Maxamed Xasan Soocadde Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dhulbahante
17-Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada,Shaqaalaha Dhalinyarada Ugaar Saleebaan ,Majeerteen 
18-Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dhulbahante

1-Xasan Cismaan Maxamuud Aloore Wasiirka Wasaarada Amniga(Ciise Maxamuud).

2-Shire Xaaji Faarax Wasiirka Wasaarada Maaliyada(Calisaleebaan).

3-Sahra Siciid Nuur-Wasiirada Wasaarada Dastuurka ,Arimaha Federaalka iyo Dimuqraadiyada(Wabeeneeye)

4-Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaarada Waxbarashada(Cumar Maxamuud).

5-Saadiq Eenow Wasiirka Wasaarada Caafimaad(Cismaan Maxamuud).

6-Aniiso C/qaadir Xaaji Muumin Wasiirada Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska(Siwaaq roon).

7-Xasan Xaaji Siciid Xasan-Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada(Cismaan Maxamuud).

8-Guuleed Saalax Barre -Wasiirka Deegaanka Dalxiiska iyo Duurjoogta(Ciise Maxamuud).

9-Cabdiraxmaan Shiikh Axmed  Cabdulle-Wasiirka Wasaarada Shaqada ,Shaqaalaha(Ugaarsaleebaan).

SDN-Garoowe

contact@somalidisporanews.com

Comments are closed