Warbixin uu Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Somaliland Maanta Siiyay Golaha Guurtida {DHAGAYSO}
Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Xannaanada Xoolaha ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir ayaa Maanta hor tagay Fadhigii Golaha Guurtida isla Markaana ka Hor Jeediyay Warbixin dhinacyo badan Taabanaysa oo ka Waramaysa Waxqabadka Wasaarada,Dhoofka Xoolaha,Caafimaadintooda iyo Arrimo kale.
Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Siciid Jaamac Cali ayaa Waxa uu Wasiirka Caafimaadku Tilmaan ka Bixiyay oo kale Hawl galo Talaalka Xoolaha ah oo ay Kooxo dhakhaatiir ah ugu kala direen Gobolada dalka.
Guji Halkan Si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato Warbixintii Wasiirka Xoolaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirGole.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com