|

Daawo dad Maamul Goboleedka Punt land Jidh Dil ugu Gaystay Deegaamadooda

Boosaaso 26.Jan 2014 (SDN)- Shan iyo Toban Ruux oo dhalasho ahaan ka soo Jeeda Ismaamulka Somalida Itoobiya Gaar ahaan beesha Ogaadeen ayaa Maaamul Goboleedka Punt land ay Xabsiga Dhigeen kuwaas oo lagu soo waramayo inay u gaysteen Jidh dil.

Qaar ka Mid ah Dhibanayaasha oo Warbaahinta u Waramay ayaa  ka Sheekeeyay Sidii loo qabtay iyo Qaabkii uu Jidh dilka loogu gaystay Isla Markaana Gacanta loo Geliyay Dawlada Itoobiya .

Boosaaso SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed