|

Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Cadaysay inay Dalka ka qabanayso Diiwaangelinta Cod Bixiyeyaasha {DHAGAYSO}

Hargaysa 22.Jan 2014 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa Maanta Cadaysay inay dalka ka qabanayso Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha oo ah Mashruuc Sharci.

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo Shir Jaraa’id ku Qabtay Xafiiskiisa ayaa Sheegay inay Waajib tahay Sidii uu Muwaadin kastaa u qaadan lahaa Kaadhka Codaynta .

Guji Halkan si aad Mobilkaaga Uga Dhagaysato Hadalkii Wasiir Warancade
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirWarancade22.J.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed