Abwanka qarniga abwaan Siciid Ilko Jiir ayaa waxa jawaab kulul u diray xoghayahii hore ee xisbiga ucid Kayse Gurey
London 25Dec13 ~(SDN) Abwan Sicid Ilko Jiir ayaa waxa jawaab kulul u diray xoghayahii hore ee xishiga ucid Kayse Gurey isaga oo fariinta tix gabaya u faray isaga oo soo gaarsiyey qurbejoog .com abwaan siciid ilko jiir iyo tageerayashiisa aya waxay soo dhaweyeen xisbiga Ucid iyo Gudoomiyaha xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe iyaga oo ku amanay geesinimada iyo dacada uu u yahay wadanka soona wada hees cusub oo ka tarjumaysa xisbiga Ucid waxna ka mida tixdii gabayga ahayd
SHALAY MARKAY MUDNAYD INAAD SHEEGTAAD AHAYD
SHAWRKIINA GUDAHA IYO SHUUNTII DHEXDIINANA
WAADIGII SHAREEREE SHIB KA YIDHI XOGTEEDEE
KAYSOOW SHU,UUMAHA SHAALKA HAKA FAYDINE
ADIGOON SHISHABA DAYIN YUU SHAADHKU KAA GUBAN
WAXAAD SHARAFTA MOODAA AYAY ADI SHAR KUGU NOQON
ABTI SHUUSH IYO NINLIITAA AYAY SHEEKOOYIN KAA TABIN
Xafiiska Warbaahinta Qurbejoog
Uk London