Wasiirka Madaxtooyada oo Kormeer ku Soo Maray Jidka Hargaysa iyo Berbera oo Dayactir laga Wado {DHAGAYSO}
Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Galabta Kormeer indho indhayn ah ku soo maray dhismaha Jidka isku Xidha Hargaysa iyo Berbera .
Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadu Waxa uu u Kuurgalay Hanaanka ay u socoto hawsha Dayactirka iyo Dib u Casriyaynta Wadadaas.
Guji Halkan Si aad Warbixintan u Dhagaysato
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Wadada3.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com