Wasiirka Madaxtooyada oo ka hadlay Rabshadihii Burco iyo baaq uu u diray Shacabka ku nool Magaaladaas {DHAGAYSO}
Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa Maanta ka hadlay rabshadihii Maalintii Shalay ka dhacay Magaalada Burco kuwaas oo ay ka dhasheen Khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay .
Wasiirka Madaxtooyada oo dhagax dhigayay Wadada halbawlaha ah ee dhex marta Caasimada hargaysa gaar ahaan qayb loogu talo galay qayb uu dadku maro.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalkii Wasiirka Madaxtooyada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XirsiWado24.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com