“Ma aha Golihii Wakiilada ee Waa Gole uu Leeyahay Xisbiga Waddani” Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Wakiilada (DAAWO)
Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN)- Labada Guddoomiye ku-xigeen ee Golaha wakiiladdaSomaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Maxamed Yuusuf ayaa Dacwad ka dhan ah GuddoomiyeCirro geeyey Maxkamadda sare ee Dalka, si ay Maxkamaddu Golaha ugu soo qorto in la hakiyo Kal-fadhiga Golaha.
Guddoomiye Cirro oo saaka furay kal-fadhiga Golaha isla markaana meel mariyey qorshayashii ay isku hayeen labadiisa ku-xigeen ayaan soo hadal qaadin qorlaakaas, hase yeeshee sida ay Waaheen u sheegeen dad u dhuun daloola Guddoomiye Cirro waxay sheegeen in uu qoraalkaas hayo, sababta uu u akhriye waayayna ahayd labada ku-xigeen oo ka soo ag-xaadiri waayeen.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com