|

Mayor ku xigeenka Caasimadda Hargaysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi oo kulamo la yeeshay madax dalka Ingiriiska ah.

London 18Dec13(SDN) Moyer kuxigeenka Caasimadda Somaliland Cabdi Casiis Maxamed Xaashi oo dhawaanahanba  ku sugnaa dalkan Ingiriiska ayaa kulamo gaar-gaara kula yeeshay madax ka tirsan dalkan Ingiriiska. Moyer kuxigeenka Cabdi Casiis Maxamed Xaashi ayaa u muuqda nin dhalinyaro ah oo dadaalo dheeraada sameynaaya inta uu ku jiro safarkiisa dalkan Ingiriiska isaga oo dhawaana la kulmi doona qaar ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee London ku nool.kulamadada mayarka ayaa ah sidi u u xoojinlahaa iskaashiga iyo is dhexgalka gobolada ingiriiska iyo somaliland isaga oo mujiyey geesinimo anay samayn madaxda kale ee soo boqota wadanka isaga oo booqday dhamaan gobolada ay ka ko0ban tahay wadankan waxa xusid mudan in habeenka sabtida in si live looga dawan doono maayar ku xigeenka tvga universal oo laga soo waydiin doono suaalo khuseeya caasimada somaliland waxa kale oo la filayaa in uu kulan balaran la qaato waxgaradka iyo aqoon yahanka somaliland habeenka Arbacada ee bishu tahahay 18/12/2013 taas oo ay shabakada qurbejoog si toosa idinku soo gudbin doonta.

45 79

Comments are closed