|

“Madaxweynuhu wuu fuliyay Balanqaadkii uu degmada Sallaxley u sameeyay oo waa kaas” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa sheegay in Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ay ka Go’an tahay Sidii ay Horumar dhinacyo badan leh uga hirgaliso Degmada Sallaxley isagoo intaas ku daray in Madaxweynuhu fuliyay balanqaad uu degmada u sameeyay kaas oo dhismihiisii qandaraas lagu siiyay Shirkadii Dhisi lahayd.

Wasiirka Warfaafinta ayaa hadalkan ka Jeediyay Degmada Sallaxley oo uu Safar Shaqo maanta ku tagay isagoo Wehelinayay Marwada Madaxweynaha Somaliland.

Guji Halkan Si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato Hadalka Wasiirka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CukuseSalaxley.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed