“Bangigu Waxa uu isu Keenaa Qofka Lacagta haya iyo ka Maskaxda haya” Wasiirka Qorshaynta Qaranka {DHAGAYSO}
Hargaya 16.Dec 2013 (sdn)- Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Dr.Sacad Cali Shire ayaa iftiimiyay Qaabka uu dal Horumar ku Gaadhi karo Waxaanu Sheegay in Mar kasta oo Muruqa iyo Maalka la isu Geeyo inuu ka dhalanayo Horumar la Taaban karo.
Wasiirka ayaa hadalkan ka Jeediyay Madal loo sameeyay Midowga qaar ka mid ah shirkadaha laydhka ee magaalada Hargeysa oo si rasmiya ugu baaqay inay ku midoobeen hal shirkad oo bixin doonta adeega laydhka eeĀ Caasimada ,shirkadaas oo lagu magacaabo Almis Electric Company.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Wasiirka Qorshaynta Qaranka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/HorumarQorshayn.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com