|

Ganacsade Soomaaliyeed oo toogasho lagu dilay Minneapolis

Minneapolis Dec 13,2013(SDN)-Booliiska magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa baaraya toogasho lagu dilay nin Soomaali ah oo ganacsade ahaa shalay.

Qoyska uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Fuaad Cali ayaa sheegay in uu ifka uga tegay laba caruur ah.

Marxuumka ayaa dhaawaciisa la helay saqdii dhexe ee habeenimadii Arbacada ka dibna waxa uu ku geeriyooday cisbitaalaka degmeda Hennepin halkaa oo uu ku geeriyooday.

Marxuumka oo 31 jir ahaa ayaan ilaa iyo haatan la garaneyn cida ka danbeysay dilkiisa.

SDN-Minneapolis
contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed