Mushaharka shaqalaha tvga qaranka Somaliland ee uk oo garaya £20kun oo gini iyo shaqale aan wasarada ka tirsanayn oo mushaharka qata
london (SDN) SHaqale hore uga tirsanaa tvga qaranka somaliland laantiisa uk oo la soo xiriiray shabakada wararka qurbejeeg ayaa ka hadlay musuqmasuqa ka jira tvga qaranka siiba qarada yurub isaga oo xubnahan oo magacooda sheegin ayaa waxay shegeen in agasimahii hore ee tvga qaranka uu shaqalaysiyey dhawr xubnood oo isku beel yihiin taas oo shaqalaha lagu furay tvga ay ahayeen lix xubnood oo ka tirsan wasarada waxa suuro gashay in shaqalaha tvga ee uk ay mushaharkoodu dhan tahay lacaga garaysa sideed$oo dolarka maraykanka bishii taas oo aan wax baraamijyo aan laga samayn shaqalaha ayaa waxa lagu qiyaasaa shaqale garaya labo iyo labatan shaqala ah oo aan wasarada aan orin magacyadoodu taas oo sharciga aan wafaqsanayn shaqalahan hore uga shaqayn jiray Tvga qaranka ayaa shegay in ay ku faraxsan yihiin in wasiirka warfaafinta cabdilaahi cukuse uu badhitaan ku bilabaykana dalbaday inay xisaabta lacgaha dibada loo diro ay badhtaan ku sameyaan iyada oo qaar ka mida madaxtooyada ay ka masrufaan dad gaara