Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo dalka ku soo laabtay si adagna uga hadlay Sababta ay Xukuumadu uga soo Hor jeedo Shirka ay Axsaabtu ku baaqeen {DHAGAYSO}
Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib Safar uu ugu maqnaa Dalka Turkiga oo uu kaga qayb galay Shir Xisbiyo Dunida ka kala yimid ku kulmeen.
Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid Jaamal Cali Xuseen, Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Ucid iyo Gudoomiyaha Xigeenka Waddani iyo Xubno sarsare oo Waddani ah ayaa Gudoomiye Faysal Cali Waraabe kus oo dhaweeyay Madaarka Hargeysa.
Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalkii Gudoomiye Faysal
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FaysalTurki25n.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com