|

Wax ka Baro Habka Nolosha iyo Dawladnimada ee Hogaamiyaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan {DAAWO}

Ankara 24.Nov 2013 (SDN)- Rajab dayib Ordogan waxa uu ka soo jeeday qoys balaadhan oo deegaan u lahaa deegaanka xeebaha badda Madow, aabihiina waxa uu ka soo guuray Gobolka Anadol isaga oo ay wehelinaysay xaaskiisii waxana uu degay magaalada  istanbul sidii ay cahdigaa yeelayeen dabaqadii dhexe ee umadda dalkaasi.

isagoo ka mid noqday dadweynaha Xaafadda  Qaazim Baasha halkaasoo ah meesha uu ku dhashay Rajab dayib Ordogan

Ankara SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed