|

Baarimjka Nala Fiidso iyo ii Wad sheekada oo ka baxa Tv HCTV iyo UNIVERSAL oo wariyaasha u adeegsada Mid wacyi Galin ah Qaraninmada Somaliyeed ka baxsan anshaxa Saxafada

Londo 23Nov13(SDN) waxa in mudo dawadayaasha labada baaramij ee ka baxa tvyada HCTV  iyo UNIVERSAL TV uu khilaaf ka dhex abuuray    wariyaal ka soo jeeda  labada dhinac ee somalia iyo somaliland waxana ay ku adkatay in baraamijka oo loo bixiyey Nala Fiidso iyo Iiwad Sheekada waxa soo saristiisa  iska lahayeen labada wariye Amina Muse wahiliye iyo Maxamed Siciid Saxaaf oo ka hawl gali jiray tvga Universal iyada oo khilaaf labada wariye soo kala dhex galay ay  fursad u heshay wariye Amina Muuse inay baraamijkeedii ula soo wareegtay dhinaca tvga HCTV iyada oo ay la daadihasay wariye Maxamed Tiriig oo ka mida dhalinta ka hawl gasha tvga hctv ahana dhilntii ku barbaartay xorayadii somaliland oo aan fikrad ka haysan dhinaca iyo Somalia waxay dhib ku noqtay inuu la wado Amina Muuse oo inta badan baraamijyadeedu ku wajahan yihiin qaranimada somalia iyo midnimada xaga Maxamed Tiriig uu dhinacaa iyo somaliland waxa uu Maxamed Fursad u helay inuu u wareego dhinaca iyo Burco oo degaan ahaan ka soo jeedo fasaxna ku tagay .halkay Aamina ka sii waday baraamijka fursadna u heshay Qaranimadii iyo wacyi galintii ay waday, waxa xusdi midan in wariye Maxamed Siciid Saxaaf uu la soo xiriiro fanaanada Nimco degan iyada oo samaysay baramij la yiraa Iwad sheekada kaas oo ay magaceeda  iyo fikirkeeda iska lahayd iyada o baraamijkaasi uu mudo soo socday aya waxa ay ku adkaatay inay la wado wariye Maxamed isaga oo ka mida urur siyaasadeed la magac baxay la dagaalanka qabyalada oo dawlada Somalia ay maal galiso taas oo ku adkatay Nimco Degan oo fanaanad shacabka Reer Somaliland ku dhaantaan oo door ka qadatay qaranimada Somaliland markaa in ay wax ka badasho baraamijkii iyada oo Maxamed Siciid uu qayb ka noqdo in uu keeno baraamijkii isaga oo sii wata magacii Abwanad kala tirsan ururka . gabagabadii waxan hoos idinku soo gudbinayna sawirada iyo labadii baramij ee u danbeyey..

nala fidsonimco

Comments are closed