|

Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada oo Hargaysa ku soo laabtay iyo Su’aalo daran doori ah oo lala beegsaday {DAAWO}

Hargaysa 21.Nov 2013 (SDN)- Wasiirkaasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu Socdaal Gaar ah iyo Mid Shaqo ugu maqnaa Wadanka Ingiriiska.

Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland oo Warbaahinta kula hadlayay qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal International Airpote ee Caasimada hargaysa waxa uu ka warbixiyay hawl galada ku wajahan dhismaha wadada Ceerigaabo iyo Burco waxaanu cadeeyay inaanay Xukuumadu Xooga Saari doonin Wadada Ceerigaabo balse ay guud ahaan ay la socota hawlaha Wadooyinka ee ka socda Gobolada dalka.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed