Xoghayaha Arimaha gudaha ee xisbiga Ucid Cabdi Maxmuud Salebaan Mingiste oo u ambaxay dalkii hooyo Somaliland
London 19Nov13 (SDN) Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga ucid Mudane Cabdi Maxmuud Mingiste oo caawa u warameyey qurbejoog isaga oo ku sugan Madaarka Hertow xoghayaha ayaa ka waramay inuu ku faraxsan yahay inuu u anbabaxo wadanka gudahiisa oo hawl adigi taalo kana qayb gali dono dhismaha xisbiga ee gobolada . xoghayaha ayaa waxa u shegay inuu tageero buxda la garab tagan yahay gudoomiyaha xisbiga iyo musharaxa madaxwaynaha. dib u dhiska iyo habaynta ay ku wadaan xisbiga talo iyo tusaalena ka qayb qadan dono . xoghayaha ayaa waxa uu u mahad celiyey xisbiga ucid laantiisa uk iyo qaybta Ucid Media oo qayb libaax ka qadatay baahinta wararka xisbiga .