“Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Abti Inta Hadhaaga ah Ee Xisbiga Isku Soo Jiid Aniga Iyo Maxamed Xaashina Waanu Noolnahay” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}
Hargaysa 12.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Waraafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md.Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Tilmaamay in Xisbiga Kulmiye aanu ku kala Tagayn fikirka,Waxaanu ka dalbaday Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi inuu isu soo Jiido Garabyada kala duwan ee Xisbiga Kulmiye u qaybsamay.
Wasiirka ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad loo sameeyay 11 Xildhibaan oo ka Tirsan Golaha Sharci Dejinta oo si rasmi ah ugu soo biiray Xisbul Xaakimka Kulmiye,taas oo lagu qabtay Magaalada Hargaysa .
Guji halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso hadalka Wasiirka Warfaafinta
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CUKUSE12NOV.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com