Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo Maanta Furay Shirka Baananka Islaamiga ah ee Africa
Jabuuti 06.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti ayaa maanta Caasimada dalkan ee Jabuuti waxa uu ka Furay Shir ay Yeeshaan Baananka Islaamiga ah ee Ku yaala Qaaradan Africa isla markaana lagaga hadlo habka iskaashi ee ay ku shaqayn karaan baanankaasi si ay u noqdaan kuwo saldhig adag leh,Samayna kara isbedel dhinacyo badan leh.
Madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geele ayaa Tilmaamay in dawladiisu ay dhiirigelinayso Shaqaday hayaan baananka Islaamiga ah oo Xarumo ku leh dalkiisa.
Jabuuti SDN.
Qurbejoog.com