Burco oo uu ka dhacay Qarax Miino oo Galaaftay Nolosha Hal Qof iyo Khasaare ka dhashay {DAAWO}
Burco 04.Nov 2013 (SDN)- Rabi ha u Naxariistee Hal qof ayaa ku dhintay ka dib markii maanta ay xaafadda October ee magaaladda Burco miino kula kacday baabuur ay leedahay shirkadda laydhka Badar ee Magaaladda Burco.
Miinadan oo ahayd Miinada Baabuurta waxaa kale oo ay Sababtay Khasaare kale,Goobta Qaraxu ka dhacay ayaa waxaa dhawaan dhagax dhigay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo .
Burco SDN.
Qurbejoog.com