|

DAAWO:Cawke iyo Hereeri oo Wadajir u sameeyay Baraarujin lagu dhiiri gelinayo Dhismaha Wadooyinka Somaliland

Hargeysa Nov 04,2013(SDN)-Labada Suxuufi ee ugu caansan Weriyeyaasha Soomaalida ee haatan Nool Axmed Xasan Cawke iyo Cabdisalaam Ibraahim Maxamed Hereri ayaa baraajun ay u sameeyeen dar dar gelinta dayactirka wadooyinka Somaliland waxa uu noqday mid taariikhi ah.

Labada suxuufi ayaa muuqaal ay ku soo bandhigeen faaiidooyinka wadooyinku u leeyihiin wadooyinka waxa laga dheehan karaa wadaniyad iyo khibrad saxaafadeed heerkeedu ka sareeyo semenkan.

Halkan Hoose ka daawo Public Anouncementaka Cawke iyo Hereri ee wadooyinka Somaliland.

Comments are closed