DAAWO:Beesha reer Khalaf oo Xubin Baarlamaan codsatay iyo Jawaab la siiyay
Gaalkacyo Oct 31,2013(SDN)-Beesha reer Khalaf ee Cumar Maxamuud ee degta gobolka Mudug ayaa kulan ay soo abaabuleen waxgaradka beeshaasi waxa ay beelaha gobolka Mudug uga codsadeen in ay siiyaan mid ka mida xildhibaanada gollaha Baarlamaanka Puntland.
Mid ka mida beelihii madasha xaadirka ku ahaa ayaa waxa ay sheegeen in ay walaalaood siin doonaan xubintooda baarlamaan.
Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed oo Beesha reer Khalaf ka soo jeeda oo u sharaxan xubintaasi baarlamaan oo halkaa ka hadlay ayaa sheegay in uu gobolka Mudug danahiisa si siman uga shaqeyn doono.
Halkan hoose ka DAAWO kulanka.
SDN-Gaalkacyo
contact@somalidiasporanews.com