DAAWO:Denbiileyaal Rag iyo Dumar isugu jira oo lagu soo oogay dhac hore loogu geystay Suuqa Dahabka iyo Xawaalada Kaah ee Boosaaso
Bosaaso Oct 30,2013(SDN)-Maxkamada ciidamada Puntaland ayaa eedeysaneyaal dhawr ah oo geysatay laba dhac oo ay u kala geysteen suuqa Dahabka iyo Xawaalada Kaah oo dad ku dhinteen.
Weerarada oo ay kala geysteen burcad rag iyo dumar isugu jira ayay maxkamada ciidamada Puntland ku kala xukuntay dil iyo xabsi.
Danbiileyaashan oo ay ku jirtay haweeney uur leh ayaa hadal heynteedu ay aad ugu badneyd bulshada Soomaaliyeed.
Halkan hoose ka DAAWO warka arrinkan ku saabsan.