DAAWO:WarkiiGuddaha iyo Dibedda ee ka baxay TV-ga Qaranka Jamhuuriyada Somaliland
Hargeysa Oct 29,2013(SDN)-Warakii ka baxay Tv-ga Qaranka Somaliland ayaa waxa qodobada lagu soo ban dhigay waxaa ka mid ahaa:
Qado sharaf madaxweyne ku-xigeenku Hargeysa ugu qabtay guddida qaban qaabada shirweynaha Kulmiye.
Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo booqasho ku tegay jaamacada Timocade ee magaalada Gebiley.
Halkan hoose ka daawo oo ka bogo Baahinta TV-ga Qaranka Somaliland.
SDN-Hargeysa
contact@somalidiasporanews.com