ma dhabaa in wasiirka waxbarashada Somaliland ay saami ku leedahay Jaamacadaha dalka
Hargeysa Oct 19,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada Waxbarshada iyo tacliinta Somaliland Zam Zam Cabdi Aadan ayaa soda aynu Ku helay warar sugan Wada ay saami balaaran Ku leedahay Jaamacadaha dalka.
Ilo wareedyada oo qaarkood ka mid yihiin saamileyda Jaamacadaha dalka ayaa Waxa ay boo sheegeen in maamuleyaasha Jaamacaduhu ay caqabad Kala kulmeen wasiirada.
Wasiirada ayaa ay sheegeen in gebi ahaanba ay maroorsatay talada Jaamacadaha ay milkiga Ku leedahay.
Jaamacada Golis ee Somaliland ayaa ilo wareedyadu noo sheegeen in wasiirad Zam Zam ay leedahay Kala bar milkigeeda.
Wasiirka Waxbarashadu ma aha masuulka keliya ee dugsiyada waxbarasho saamiga Ku leg,waase masuulka qura ee ay guud ahaan maamulka waxbarashada dalku hoos timaado.
DN-Hargeysa
ct@somalidiasporanews.com