Daawo:Barnaamijka Maqal Dadkaaga oo uu marti ku yahay Wasiirka Macdanta Somaliland
Hargeysa Oct 18,2013(SDN)-Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ayaa todobaadkan marti ku ahaa barnaamijka Maqal Dadkaaga oo uu suaallo uga jawaabay.
Barnaamijka oo xiiso badnaa ayaa waxa daadihinaya Xuseen Cabdilaahi Deeqsi ayaa wasiirka suaallo daran doori ah Wasiirka lagu hafiyay intii lagu gudo jiray baahinta Barnaamijka ee daawasho Haboon.