|

“Idinka ayaa Yaqaan Shacabka Somalilandoow waxaad kula xisaabtamaysaan Xukuumadii iyo Xildhibaanadii aad soo doorateen” Mudane Xoog {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.Sep 2013 (SDN)- Xildhibaan C.raxmaan Maxamed Jaamac Xoog oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland isla Markaana ka Mid ahaa Xildhibaanada sida adag uga soo Horjeeday Ansixinta Xeerka Takaaliifta Horumarinta Wadooyinka ayaa ka digay Cawaaqibka Xun ee uu dalka ku yeelanayo Xeerkan.

XoogXildhibaan Xoog waxa uu ku dooday in Xeerkan aan la soo marin Wasaaradii ku shaqada lahayd oo ah Wasaarada Maaliyada isagoo intaas ku daray inaan lagu darin Miisaaniyada qaranka.

Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalkii Xildhibaan Xoog

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XildhXoog24.mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed