Xisbiyada Mucaaridka ee Ucid iyo Waddani oo Wasaarada Arrimaha Gudaha u Gudbiyay Dalab ku Wajahan Mudaharaad ay ku diidan yihiin Xeerka Wadooyinka {DHAGAYSO}
Hargaysa 23.Sep 2013 (SDN)- Hargaysa 23.Sep 2013 (SDN)- Xisbiyadda Mucaaradka Ah Ee Wadani Iyo UCID ayaa maanta waxay si wada jir ah wasaarada Arrimaha Gudaha Ugu Gudbiyeen Dalabka ay kaga Codsanayaan Mudaharaad salmi ah oo ay Kaga Soo Horjeedaan Xeerka Tacriifada Horumarinta Wadooyinka oo uu Golaha Wakiilada u Gudbiyay Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan .
Mas’uuliyiinta labada Xisbi Mucaarid oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Mudaharaadkaas ay kaga soo horjeedaan Xeerkan oo ka Hor imanaya Maslaxada iyo danta qaranka isla markaana uu bulshada ku soo kordhinayo culays dhaqaale.
Halkan Guji oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalada Madaxda labada Xisbi
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/wadanivsucid(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com