|

Madaxweynaha Somalia iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Kulankii ay yeesheen {DAAWO}

Washington 21.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Somalia Xasan Sh.Maxamud oo ku Sugan Wadanka Maraykanka ayaa Kulan la qaatay Xoghayaha arrimaha dibada ee Maraykanka John Kerry kaas oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo taabanaya hawlaha dib u dhiska iyo dib u heshiisiinta Somalia.

president-hassanXoghayaha Arrimaha Dibada ayaa ku Booriyay Madaxweyne Xasan Sh,Maxamud inuu libin laabo hawlaha dib u heshiisiinta dalka Somalia isla markaana uu  wada hadal la galo Somaliland iyo Punt land waxaa kale oo John Kerry uu sheegay in dawlada Maraykanku ay Taageero buuxda la garab joogto dawlada federaalka ee Somalia .

Washington SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed