|

“Madaxweynuhu hadii uu Golaha Hor iman waayo waxaanu ku soo rogaynaa Maamuus ka Xayuubin” Xildhibaan Qabile {DHAGAYSO}

Hargaysa 21.Sep 2013 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka Mid ah Mudanayaash Mucaaridka ah ee Golaha Wakiilada ayaa mar kale ku celiyay Sida ay uga Go’an tahay in Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo la soo Gole Joojiyo isla markaana uu Cadeeyo hab maamulka dalka cida gacanta ku haysa .

QabileXildhibaanka ayaa Mar uu Maanta Warbaahinta kula hadlayay Xarunta Golahooda waxa uu ku dooday inay doonayaan inuu Madaxweynuhu hor yimaado Golaha Wakiilada ee Ummadu soo Dooratay.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xildhibaanqabile21.mp3″]

Guji halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso hadalka Xildhibaan Qabile

Hargasya SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed