Doonyo Shixnad Kootara baan ah ka qaaday Berbera si ay u Geeyaan dalka Yemen oo ku Sugan Magaalada Saylac Warbixin Xiiso leh {DHAGAYSO}
Saylac 21.Sep 2013 (SDN)- Laba Doonyood Sida agab Kotorobaan ah kuna sii Jeeday Wadanka Yemen oo ka baxay Magaalada Berbera una rarnaa Ganacsadaha Maxamed Aw Siciid ayaa dib ugu laabtay Magaalada Saylac oo ay hada ku sugan yihiin kadib markii ay ka baqeen Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Wadanka Yemen .
Labadan Doonyood ayaa laga leeyahay isla dalka Yemen Sidaana waxaa Xaqiijiyay Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska ee Gobolka Salal,Doonyahan ayaa Sida Sigaar si Sharci daro ah lagu gelinayo dalka Yemen.
Waa Markii Kowaad ee la Maqlo in Doonyaha ka Baxa Magaalada Berbera ay Agab si Sharci daro ah ku Geliyaan Wadanka Yemen.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/sheekadadoonyaha.mp3″]
Halkan Guji si aad Warbixintan uga Dhagaysato Mobilkaaga
Saylac SDN.
Qurbejoog.com