Barnaamij Gaar ah Qaybtii labaad ee Safarka Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Gobolada Saaxil iyo Togdheer {DHAGAYSO}
Berbera 16.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo haatan ku sugan Magaalada Burco ayaa ka hor intii aanu Shalay ka soo Kicitimin Xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera waxa uu Xadhiga ka jaray Mashaariic horumarineed oo dhawr ah halka uu dhagax dhigay kuwo kale.
Madaxweynaha Somaliland waxa uu Magaalada Berbera Xadhiga kaga Jaray Mashaariic dhawr ah oo laga hirgaliyay halka uu sidoo kalena dhagax dhigay Mashaariic kale oo dawlada hoose iyo Dekeda Berbera ay hirgalinayyso.
Sidoo kale waxaa Maanta oo Isniin ah la filayaa inuu Madaxweynuhu furo Adeegyo laga hirgaliyay Magaalada Burco.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhuxuldhuxul.mp3″]