|

Daawo Video : Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Jidka Xidhiidhiya Hargaysa iyo Berbera ay dhismihiisa Xukuumadu Bilowday iyo Dooxa Dacar budhuq wixii uu ka Yidhi

Berbera 14.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa maanta Gaadhay Magaalada Berbera kadib markii uu Kormeer Shaqo ku Tagay Dugsiga Ciidamada Qaranka ee Dararweyne halkaas oo Dufcadii 1aad ee Ciidamada qaranka uu uga Furmay Tababar heer Sarkaal ah.

 

Xadhig ka Jaris dugsiga Dararweyne

Madaxweynuhu intii uu ku Guda Jiray Safarka uu ku tagay Magaalo Xeebeeda berbera waxa uu ku sii hakaday dooxa degmada dacar budhuq oo laga samayn doono buundo dadka ka hakisa Xiliyada uu dooxaasi socdo inaanay marin .

 

 


Berbera SDN,

Qurbejoog.com

Comments are closed