|

Ku Dhawaaqista Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalada 4aad iyo 8aad ee Dugsiyada Sare iyo Dhexe iyo Ardayda ugu saraysay {DHAGAYSO}

Haraysa 10.Sep 2013 (SDN)- Guddomiyaha Imtaxaanadka Shahaadiga ee Somaliland Daa’ud  Axmed Faarax ayaa Maanta ku dhawaaqay Imtixaanadkii Shahaadiga ahaa Waxaanu Sheegay in Aad ugu faxsan yihiin in ay ku dhawaaqan ardaydii Imtixaanka ee ku guuleystay Imtixaankii.

Guddomiyaha Imtixaaandka o ka hadlay Tirada Imtixaanadka Gashay Dugsiyada Sarre Waxa uu yidhi. “Dugsiyada Sarre Imtixaanka waxa u fadhiistay Turro ah 7310 Arday, waxa Guuleystay 7017, waxaan Imtixaanka  aan galin 293 Arday, Cid Dhacdayna ma jirto.

DAAUUDDugsiyada Hoose/Dhexe  waxa Imtixaanka u dhafistay 12142  Arday Waxa Baasay oo Guuleystay 11679, waxa dhacay 193 arday, waxa ka habsaamay oo aan galin 271Arday.

Magaca Iskuulka           Dibcaha

1.          Abdulsamed Hassan Mohamed    SOS     716

2.         Abdulfatah Abdi Muse Mohamed           SOS     713

3.         Hodo Adan Muse Cajab  Nuradin            707

4.         Mustafe Siyad Jama Warsame  Nuradin            691

5.`       Mahamed Abdi Ibrahim Abdillahi           SOS     690

6.         Asiya Mohamud Ayub     Nuradin            688

7.         Abdulfataax Muse Adan Ubaxle SOS     686

8.         C/salaam Sa’ad Sa’eed Mohamud SOS     683

9.         Siciid Khadar Abdi-wali aw-Sa’eed         SOS     682

10.        Ayaanle Abdillahi Ali Elmi          SOS     681

Dhinaca kale Fasaladda 8-aad ee dugsiyadda hoose dhexe ayaa waxa ugu sareeyay dalka oo dhan 10-kan arday.

1-Hoodo Khadar Jees Aadan oo ka socotay Iimaamu shaafici Maroodi jeex 617

2-Hibaaq Jaamac Omar Ahmed oo ka socotay Noradin Ee Maroodi Jeex      616

3-Yaxye Cabdi Cali Axmed Oo ka socday Alkhayr ee Maroodi jeex                615

4-Bashiir Cabdi Daahir Cilmi oo ka socday Qudhac dheer Maroodi jeex          613

5-amaal khaddar Abdi Aden oo ka socotay imaamushafici M.Jeex  608

6-Siciid Adan Abokor Awad oo ka socday SMART Togdheer   607

6-balqiis Maxamed Cabdi ahmed oo ka socotay Tomorrow M. jeex 607

8- Axlaam Cabdirisaaq Axmed Maxamed oo ka socotay Tomorrow 606

9-Mustafe Abdilahi Dahir Du?ale oo Ka socday Alkhayr M. Jeex   605

10-Nimco Qorane Maxamed Abdilahi  Oo ka socotay Laanta Hawada 604

10- Sakariye Maxamed Cabdi Ali oo ka socday Geeska Afrika T-dheer 604

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Gudoomiyaha Imtixaanadka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ImtixaankaShahaadiga.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed