Muxuu Madaxweyne Siilaanyo ka Yidhi Dhagax dhigida dhismayaasha Wasaarada Boosaha iyo Maktabada Qaranka {DHAGAYSO}
Hargaysa 08.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Mas’uuliyiin kale oo ay ka Mid Yihiin Wasiirada Wasaaradaha oo hadal kooban madashii dhagax dhigid ka jeediyay ay sheegay inuu ku faraxsan yahay dhagax dhigida dhismaha wasaarada boosaha waxaanu xusay in mudooyinkii u danbeeyay ay Xukuumadu ku hawlanayd sidii ay Hay’adaha dawlada ugu samayn lahayd dhismayaal lagu soo Hirto.
Sidoo kale Waxa uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Siilaanyo dhagax dhigay Maktabada Qaranka “National Library” Isagoo Sheegay inay qayb weyn ka qaadanayso horumarinta iyo Kobcinta Waxbarashada.
Halkan Guji oo ka Dhagayso Mobilkaaga Hadaladii Goobahaas laga Jeediyay
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Maktabada8s.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com