|

“Waxaanu Wax ka Bedel balaadhan ku Samayn doonaa Ciidamada Amaanka dhamaantood” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

Hargaysa 07.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada Waxa uu Warbixin ka siiyay Hawl qabadka Wasaaradiisa ee Mudadii Koobnayd ee uu Hogaaminteeda hayay.

WarancadeWasiirka Amuuraha Guduhu waxa uu Sheegay in Wasaaradani ay Soo mareen Wasiiro badan isla markaana uu Midkastaaba Meel soo Gaadhsiiyay waxaanu xusay inuu isaguna ku Rajo Weyn yahay sidii uu Heer wanaagsan oo lagu dhaato u gaadhsiin lahaa Wasaarada arrimaha Gudaha oo Kaalin Mug leh kaga Jirta Dhismaha Qaranka,

Wasiirka Arrimaha Guduhu Waxa uu Tilmaamay inay Wax ka bedel weyn ku samayn doonaan Ciidamada amaanka dhamaantood, Wasiirka ayaa Sidoo kale Golaha laga ansixiyay.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso hadalka Wasiirka Arrimaha Gudaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/warancade7(1).mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed